Shirka Madaxda dowladda Soomaaliya iyo dowlad goboleeyada dalka
Madaxtooyada Villa Somaliya oo shaacisay xilliga uu furmayo Shirka DF Somaliya...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxtooyadda Soomaaliya ayaa shaacisay in maalinta Khamiista ah ee soo socoto uu Magaalada Muqdisho ka furmi doono Shir u dhaxeeya dhammaan...




