Shirka dib u heshiisiinta dowlad goboleedyada iyo dowladda dhexe
Jubbaland oo soo dhaweysay Shirkii uu ku baaqay Madaxweyne Farmaajo
Kismaayo (Halqaran.com) - Maamulka Jubbaland ayaa soo dhaweeyay shirkii uu xalay iclaamiyay in uu Madaxda dowladda iyo dowlad Goboleedyada uga furmayo Magaalada Dhuusamareeb ee...




