Shir beelaha galmudug Arbacada
DAAWO SAWIRRO: Sida RW Xasan Cali Kheyre loogu soo dhaweeyay magaalada...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Ra’iisal Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre iyo wafdigiisa ayaa fiidkii caawa si diiran loogu soo dhaweeyay Magaalada Dhuusamareeb ee Gobolka Galgaduud.
Wafdiga...




