Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah oo geeriyooday
Amiirkii dalka Kuwait ‘Sheikh Sabah Al Ahmad’ oo geeriyooday
Kuwait (Halqaran.com) – Amiirka dalka Kuwait ee muddada dheer xukumayey dalkaasi, Sheikh Sabah Al Ahmad Al Sabah, ayaa Talaadadii maanta geeriyooday, wuxuuna jiray 91...




