Sheekh Shariif booqday Hoyga Cabdi Xaashi
Sheekh Shariif oo hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Cabdi Xaashi...
Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Midowga Musharraxiinta ahna Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa hoygiisa ku booqday Guddoomiyaha Aqalka sare Mudane Cabdi...




