sharciga Shirkadaha Ganacsiga
Madaxweyne Farmaajo oo maanta saxiixay sharci cusub oo lagula soconayo Maaliyadda...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay sharciga Maareynta Maaliyadda Guud iyo sharciga Shirkadaha Ganacsiga oo hagaya qorsheyaasha...




