Shaqaalle ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo laga helay Fayraska Corona
Update: Shaqaalle ka tirsan Wasaaradda Caafimaadka oo laga helay Fayraska Corona...
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasaaradda Caafimaadka iyo Daryeelka Bulshada iyada oo ka duulaysa waajibaadka ka saaran inay la wadaagto bulshada Soomaaliyeed hadba wixii ka cusboonaada...




