Shanta qodob ee lagu heshiiyay Shirkii Baydhabo
AKHRISO: Shanta qodob oo ay ku heshiiyeen guddiyadii ku shirsanaa Baydhabo...
Baydhabo (Halqaran.com) – Magaalada Baydhabo ee xarunta gobolka Baay ayaa waxaa xalay lagu soo xiray shirkii u dhaxeeyay guddiyadii ka kala socday DF Soomaaliya...




