shahaaddo lama siin doono
Wasiir Goodax: Ardayda Puntland lama siin doono Shahaadada dowladda +(Ogow Sababta)
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka Wasaaradda Waxbarashada Xukuumadda Soomaaliya, Cabdulaahi Goodax Barre, ayaa sheegay ardayda reer Puntland ee aanan galin imtixaanka Shahaadiga dowladda dhexe inaysan...




