Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise
Madaxweyne Farmaajo oo magacaabay taliyeyaal cusub (Akhri magacyadooda)
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo darajada Sarreeye Guuto u dalacsiiyey Maxamed Cali Bariise ayaa wareegto ugu magacaabay Taliye Ku-xigeenka...




