Sarkozy
Madaxweynihii hore ee dalka Faransiiska oo xarig lagu xukumay
Paris (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Faransiiska Nicolas Sarkozy ayaa Isniintii maanta lagu helay dambi musuq-maasuq, waxaana lagu xukumay saddex sano oo xabsi ah.
Mr...




