Safiirka Ingiriiska u fadhiya Soomaaliya
Madaxweynaha Somaliland ‘Muuse Biixi’ oo maanta Hargeysa kulan kula yeeshay Safiirka...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi ayaa Khamiistii maanta xafiiskiisa ku qaabilay safiirka Ingiriiska ee Soomaaliya, Amb. Ben Fender.
Kulanka waxa lagaga...




