Safarka Garoowe ee MW Xasan Sheekh
Sidee Madaxweyne Xasan Sheekh Loogu soo dhaweeyay Magaalada Garoowe +SAWIRO
Garoowe(Halqaran.com) –Madaxweynaha Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo maanta gaaray magaalada Garoowe ee xarunta Nugaal.
Madaxweyne Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdigiisa ayaa...




