Safarka Gaddomiyaha Golaha Shacabka
Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo safar ugu baxay Dalka Koonfur Afrika
Muqdisho (Halqaran.com) –Guddoomiyaha Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) iyo wafdi uu hoggaaminaayo ayaa safar ugu ambabaxay magalada Johannesburg ee...




