Safar dhulka ah
Madaxweynaha Puntland oo lagu soo dhaweeyay Gaalkacyo +(SAWIRRO)
Gaalkacyo (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diiran loogu soo dhoweeyay magaaladda Gaalkacayo.
Madaxweynaha iyo...




