RW Kheyre oo maanta daah-furay mashruuc ay ku baxeyso 1.6 Milyan
DAAWO SAWIRRO: RW Kheyre oo maanta daah-furay mashruuc ay ku baxeyso...
Muqdisho (Halqaran.com) - Ra’iisul Wasaaraha xukuumadda federaalka Soomaaliya, mudane Xasan Cali Khayre ayaa Isniintii maanta furay mashruuc lagu maal gelinayo 340 dhallinyaro Soomaaliyeed ah oo soo bandhigay hal...




