Rag diyaarinayay qaraxyo
Rag diyaarinayay qaraxyo oo la qabtay & faah-faahino ka soo baxaya
Boosaaso (Halqaran.com) - Taliska Ciidanka Xoogga Puntland ee loo soo gaabiyo PSF ayaa sheegay in ay hawlgal qorshaysan ku qabteen shakhsiyaad diyaariya qaraxyada lagu aaso...




