Qofkii 3-aad oo laga helay Fayraska Corona gudaha Soomaaliya
UPDATE: Qofkii 3-aad oo laga helay Fayraska Corona gudaha Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Kiiskii Saddexaad ee Coronavirus ayaa la xaqiijiyay, kaasi oo laga helay qof ku sugan gudaha Soomaaliya sida ay wada shaaciyeen dowladda...




