Qarax lala beegsaday AMISOM
Faah-faahin ku saabsan qarax khasaare geystay oo lala beegsaday ciidamada AMISOM
Sh/Dhexe (Halqaran.com) – Faah-faahin dheeraad ah ayaa ka soo baxaya Qarax Ciidamada Amisom lagula eegtay Gobolka Shabellaha dhexe, waxaana ka dhashay Khasaare soo gaaray...




