Qarax khasaare geystay Baydhabo
Faah-faahin: 5 qof oo ku dhimatay qarax ka dhacay Baydhabo
Baydhabo (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, qarax khasaare dhimasho iyo dhaawac geystay oo saaka ka dhacay magaalada Baydhabo ee xarunta...




