Qarashka ku baxaya doorashada Soomaaliya
Dowladda Federaalka oo shaacisay qarashka ku baxaya doorashada Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Wasiirka maaliyadda xukuumadda FS mudane Cabdiraxmaan Ducaale Beyle oo marti ku ahaa barnaamijka dood furan ee SNTV ayaa xusay in wasaaradda...




