Qalabka Covid-19
DFS oo Gaalkacyo iyo Afmadow geysay qalab caafimaad oo lagula tacaalayo...
Gaalkacyo (Halqaran.com) - Mas’uuliyiin ka socota wasaaradda caafimaadka ee dowladda federaalka Soomaaliya ayaa maanta qalab caafimaad iyo dawooyin gaarsiiyay magaalada Gaalkacyo ee xanta Gobalka...
Sheekh Shariif: Qalabka loogu talagalay Covid-19 waxaa lagu kala iibsanayaa Suuqyada...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee Soomaaliya, Mudane Shariif Sheekh Axmed ayaa sheegay Suuqyada Magaalada Muqdisho in lagu kala iibsanaayo qalabka loogu talo galay...





