Puntland oo xalineyso
DHAGEYSO: Puntland oo shaacisay inay xalineyso khilaafka DF Somaliya iyo Jubbaland
Boosaaso (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad goboleedka Puntland, Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa sheegay in Puntland ay diyaar u tahay ka qeb-qaadaashada xalinta khilaafka xilligaan...




