Puntland oo hakisay bixinta Aqoonsiga Nabadoonimada
AKHRI: Puntland oo hakisay bixinta Aqoonsiga Nabadoonimada +(Ogow Sababta)
Garoowe (Halqaran.com) - Maamulka Puntland ayaa ku dhawaaqay in la hakiyay bixinta waraaqaha aqoonsiga Nabaddoonimada ee ay siin jirtay odayaasha loo aqoonsan yahay Nabaddoonada...




