Odayaashii dhaqanka ee saxiixay maamulka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb
DAAWO SAWIRRO: Odayaashii dhaqanka ee Saxiixay maamulka Galmudug oo gaaray Dhuusamareeb...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Odayaashii Dhaqanka ee saxiixay Maamulka Galmudug ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Dhuusamareeb ee Xarunta Gobolka Galgaduud.
Odayaashan ayaa...




