Odayaasha dhaqanka Galmudug oo eedeeyay wasiirka arimaha gudaha Somaliya
Odayaasha dhaqanka Galmudug oo Eedeyn kulul u jeediyay Wasiirka Arrimaha gudaha...
Dhuusamareeb (Halqaran.com) - Qaar ka mid ah Odayaasha dhaqanka ee Galmudug oo Warbaahinta kula hadlay Magaalada Dhuusamareeb ee Caasimadda Galmudug ayaa eedeeyn u jeediyay...




