Nin ganacsade oo caawa lagu Dilay Muqdisho
Nin ganacsade ah oo caawa lagu Dilay Muqdisho
Muqdisho (Halqaran.com) – Wararka naga soo gaaraya degmada Dharkenley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya, in caawa degmadaasi lagu dilay nin ganacsade ah.
Rag bastoolado ku...




