Muhaajiriin lagu qabtay Xadka Turkiga
In kabadan 30 Muhaajiriin ah oo lagu qabtay Xadka Turkiga
Turkey (Halqaran.com) - Ciidamada amniga ee dalka Turkiga ayaa qabtay 34 muhaajiriin ah oo dalkaas kusoo galay si sharci darro ah.
Wararka ayaa sheegaya in...




