Muhaajiriin la soo badbaadiyay
Turkiga oo soo badbaadiyay muhaajiriin ku xayirnaa xeebaha Izmir
Turkey (Halqaran.com) - Ugu yaraan 71 muhaajiriin ah ayaa laga soo badbaadiyay xeebaha dalka Turkiga sida ay sheegayaan warbaahinta dalkasi. Ilaalada xeebaha Turkiga ayaa...



