Militariga Somaliya
Update: Militariga Soomaaliya oo iska fogeeyay xasuuqii ka dhacay duleedka Balcad
Muqdisho (Halqaran.com) - Militariga Soomaaliya ayaa iska fogeeyay dhacdadii shalay ka dhacday duleedka Degmada Balcad ee Gobolka Shabellaha Dhexe, laguna laayay shaqaale ka shaqeynayay...
Faah-faahin: Dagaal Khasaare geystay oo Muqdisho ku dhexmaray Ciidanka Booliska iyo...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa faah-faahin dheeraad ah ka soo baxaya, dagaal xooggan oo xalay ka dhacay Degmada Hodan ee Bartamaha Magaalada Muqdisho, iyadoo dagaalku...
Faah-faahin iyo khasaarihii ka dhashay dagaal dhexmaray ciidanka booliska iyo Militariga...
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa warar dheeraad ah ka soo baxaya Khasaarihii ka dhashay dagaal Ciidamada Booliska iyo Militariga ku dhexmaray Degmada Wadajir ee Gobolkaan...






