Meydka Wiil Dhallinyaro ah oo laga helay Xeebta Xamarweyne
Arag Sawirka: Meydka Wiil Dhallinyaro ah oo laga helay Xeebta Xamarweyne
Muqdisho (Halqaran.com) – Waxaa duhurnimadii Axadda maanta Xeebta Degmada Xamarweyne laga helay meydka Wiil dhalinyaro ah, oo dadka deegaanka ay sheegeen inay soo tuftay...




