Friday, April 17, 2026
29.9 C
Mogadishu

matalaada gobolka banaadir

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi ee uu Gobolka Banaadir ku yeelan doono Aqalka sare

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu...

Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay muddo kororsi, kana hadlay matalaadda Gobolka Banaadir

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee...
spot_imgspot_img
Wararka Maanta
Ahmed Mohamed

Madaxweyne Farmaajo oo saxiixay 13-ka Kursi ee uu Gobolka Banaadir ku...

Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa saxiixay qaraarkii Golaha Shacabka JFS ay usoo gudbiyeen ee ku aaddanaa Matalaadda uu...
Ahmed Mohamed

Madaxweynaha Jubbaland oo ka digay muddo kororsi, kana hadlay matalaadda Gobolka...

Kismaayo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa xalay ka qaybgalay Munaasabada kooban oo lagu xusayo Sanad guurada 60-aad ee...
Ahmed Mohamed

Senator Faroole: ‘‘Farmaajo si cad ayuu u jebiyay dastuurkii, dalkiina god...

Garowe (Halqaran.com) - Senator Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud (Faroole) oo ka tirsan Senatorada Golaha Aqalka Sare ee Baarlamaanka Soomaaliya ayaa si adag uga soo horjeestay go’aankii...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Baarlamaanka Puntland oo go’aan adag ka qaatay matalaada gobolka Banaadir

Garoowe (Halqaran.com) - Xildhibaano ka tirsan Golaha Wakiilada Puntland oo ka carooday Go’aankii Xildhibaannada Golaha Shacabka Soomaaliya ay ugu ansixiyeen Gobolka Banaadir in uu...
Ahmed Mohamed

DHAGEYSO: Cumar Filish ”Magaalada Muqdisho waa hooyada magaalooyinka Soomaaliya oo dhan”

Muqdisho (Halqaran.com) - Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho Cumar Maxamuud Maxamed (Cumar Filish) ayaa Khubaduu ka jeediyay taalada Daljirka Daah-soon ee Degmada Boondheere...
Ahmed Mohamed

Banaanbax lagu taageerayo Ansixintii Malataada gobolka Banaadir oo ka socda Muqdisho...

Muqdisho (Halaran.com) – Waxaa magaalada Muqdisho ka socda banaanbax ay dhigayaan Boqolaal dadweyne ah oo laga soo kala abaabulay Degmooyinka Gobolka Banaadir. Dibad-baxaan ayaa ujeedkiisa...