masuuliyiin kala duwan
DAAWO SAWIRRO: Muxuu Farmaajo kala hadlay mas’uuliyiintii uu Mareykanka kula kulmay?
New York (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa shir-doceedyo la yeeshay Madaxweynaha Jamhuuriyadda Estonia Marwo Kersti Kaljulaid iyo Ra’iisul Wasaaraha...




