Marwo Foosiya Abiikar Nuur
Wasiirro ka tirsan Xukuumadda Kheyre oo maanta hortagaya Baarlamaanka Soomaaliya
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Axadda maanta lagu wadaa in laba ka mid ah Golaha Wasiirada Soomaaliya ay hortaggaan Xildhibaanada Golaha Shacabka ee Baarlamaanka Soomaaliya.
Wasiirka...




