Madaxweyne Xasan oo gaaray Dhuusamareeb
Madaxweyne Xasan Sheekh oo gaaray magaalada Dhuusamareeb
Dhuusamareeb (Halqaran.com) – Madaxweynaha JF Soomaaliya, Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Khamiista maanta ah gaaray magaalada Dhuusamareeb ee caasimadda Galmudug.
Madaxweyne Xasan ayaa ka soo ambabaxay...




