Madaxweyne Xasan oo gaaray Asmara
Madaxweyne Xasan oo lagu soo dhaweeyay magaalada Asmara +SAWIRRO
Asmara (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Xasan Sheekh Maxamuud oo gelinkii dambe ee Sabtida maanta ka ambabaxay magalada Muqdisho ayaa gaaray magaalada Asmara...




