madaxweyne Muuse Biixi la kulmay Feysal iyo Cirro
Maxaa ka soo baxay kulankii labaad ee dhexmaray Madaxweyne Muuse Biixi...
Hargeysa (Halqaran.com) - Madaxweynaha Somaliland, Mudane Muuse Biixi Cabdi oo uu wehelinaayo Madaxweyne Ku xigeenka Somaliland, Mudane Cabdiraxmaan Cabdilaahi Ismaaciil (Saylici) ayaa kulankii labaad...




