Madaxweyne Laftagareen oo Xilalkii ka xayuubiyay wasiirro
Madaxweyne Laftagareen oo Xilalkii ka xayuubiyay wasiirro, kuwa cusub-na magacaabay
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Laftagareen, ayaa xilalkii ka qaaday xubno ka mid Golaha Wasiirada Maamulka Koonfur Galbeed.
Laftagareen...




