Madaxweyne Laftagareen oo xariga ka jaray xarun cusub
Madaxweyne Laftagareen oo maanta xariga ka jaray xarunta cusub ee maamulka...
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa Sabtidii maanta si rasmi ah xarigga uga jaray xarunta...




