Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay madaxda cusub ee Hirshabeelle
Madaxweyne Farmaajo oo u hambalyeeyay Madaxda cusub ee maamulka Hirshabeelle
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullahi Farmaajo ayaa hambalyo u diray Madaxweynaha iyo Madaxweyne Kuxigeenka cusub ee Dowlad Goboleedka Hirshabeelle Mudane...




