Madaxweyne Farmaajo oo sagootiyay dhaawacyo loo qaaday dalka Turkiga
Madaxweynaha Somaliya ‘Farmaajo‘ oo sagootiyay dhaawacyo liitay oo loo qaaday dalka...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ku sagootiyay Garoonka Diyaaradaha ee Aadan Cabdulle dhaawacyada 16 kamid ah dadkii rayidka...




