Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay
Madaxweyne Farmaajo oo Khudbad ka jeediyay munaasabadda heshiis nabadeedka Suudaan +(SAWIRRO)
Jubba (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo oo Khudbad ka jeediyey munaasabadda Dhaqan-gelinta Heshiiska nabadeed ee u dhaxeeya Dowladda Suudaan iyo...




