Madaxweyne Cali Mahdi
Madaxweynihii hore ee Somaliya ‘Cali Mahdi’ oo maanta lagu Aasay Muqdisho...
Muqdisho (Halqaran.com) - Waxaa Jimcihii maanta Degmada Yaaqshiid ee gobolka Banaadir lagu aasay, Allaha u naxariistee Madaxweynihii hore ee dalka Soomaaliya, marxuum Cali Mahdi...




