Madaxweynaha Somaliya oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aadan Cali Xasan
Madaxweynaha JF Somaliya ‘Farmaajo’ oo ka tacsiyeeyay geerida Xildhibaan Aadan Cali...
Muqdisho (Halqaran.com) - Madaxweynaha JF Soomaaliya, Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi u diray qoyska, ehelada iyo shacabka Soomaaliyeed ee uu ka geeriyooday, Allah...




