Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay
Madaxweynaha Puntland oo ka hadlay weerarkii ay maanta fashiliyeen ciidanka ammaanka...
Qardho (Halqaran.com) - Madaxweynaha dowlad goboleedka Puntland Mudane Siciid Cabdullaahi Deni ayaa Sabtidii maanta ka hadlay Amniga, gurmadkii fataahadda Qardho iyo xanuunka Coronavirus.
Saciid Deni...




