Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen‘
Madaxweynaha K/Galbeed Laftagareen oo lagu soo dhaweeyay Deg. Buurhakaba
Buurhakaba (HalQaran.com) - Madaxweynaha koofur Galbeed Cabdacasiis Maxamed (Laftagareen), ayaa degmada Buurhakaba u tagay u diyaar garowga wajiga labaad ee dagaalka lagula jira argagixisada...
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen‘ oo hambalyo u diray Ciidanka Xoogga dalka Soomaaliya
Baydhabo (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta-Gareen) ayaa ugu hambalyeeyay saraakiisha, saraakiil-xigeennada, aliflayda, dableyda, dhammaan qeybaha kala...





