Madaxweynaha K/Galbeed 'Laftagareen' oo si diiran loogu soo dhaweeyay Diinsoor
Madaxweynaha K/Galbeed ‘Laftagareen’ oo si diiran loogu soo dhaweeyay Diinsoor +(SAWIRRO)
Diinsoor (Halqaran.com) – Madaxweynaha dowlad goboleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya, Mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Laftagareen) ayaa maanta si weyn loogu soo dhaweyay magaalada Diinsoor ee...




