Madaxweynaha Jubbaland 'Axmed Madoobe' oo tagay magaalada Dhoobley
Madaxweynaha Jubbaland ‘Axmed Madoobe’ oo tagay magaalada Dhoobley +(Ujeedka Safarkiisa)
Dhoobley (Halqaran.com) - Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Jubbaland, Mudane Axmed Maxamed Islaam (Axmed Madoobe) ayaa maanta Safar shaqo ku tagay Magaalada Dhoobley ee Gobolka Jubbada...




