Madaxweynaha JFS oo la kulmay beesha Caalamka.
Madaxweynaha JFS oo kullan la yeeshay Wakiilada beesha Caalamka.(maxay kawada hadleen?)
Muqdisho(Halqaran.com) –Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud ayaa kulan la qaatay Wakiillada Beesha Caalamka ee Soomaaliya oo ay ka wada hadleen xoojinta...




