Madaxweynaha Ghana oo geeriyooday
Madaxweynihii hore ee dalka Ghana oo maanta geeriyooday
Ghana (Halqaran.com) - Madaxweynihii hore ee dalka Ghana Jerry John Rawlings ayaa ku geeriyooday Khamiistii maanta magaalada Accra ee xarunta dalka Ghana.
Jerry John Rawlings...




